Wararkii ugu dambeeyey dagaaladii ka socday Magaalada Laascaanood

Xaaladda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa maanta degan kadib dagaal xooggan oo mar kale shalay ka dhacay. Dagaalkan oo muddo bil ku dhow ka socday magaalada ayaa sababay in badi dadkii magaalada ku noolaa ay ka qaxaan, waxaa kale oo uu saameeyay xarumaha caafimaadka iyo isbitaallada. Ciidamada Somaliland iyo kuwa dadka degaanka ee SSC … Continue reading Wararkii ugu dambeeyey dagaaladii ka socday Magaalada Laascaanood